Wararka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo kulan la qaatay hoggaamiyaha Maamulka KMG ah ee SSC

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ku qaabilay Madaxtooyada Qaranka...

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo dalka Turkiga kula kulmay dhiggiisa dalkaas Prof. Dr. Ömer BOLAT

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibaan Jibril Abdirashid Haji Abdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo wadanka Turkey ga kaga qeybgalaayey Shirka Madasha Ganacsiga ee...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS Mudane Saalax oo maanta guddoomiyey shirka Tubta Hawlgelinta Wadajirka ah ee Soomaaliya iyo Midowga Yurub,

Muqdisho 11 October 2023---Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta guddoomiyey shirka Tubta Hawlgelinta Wadajirka ah ee Soomaaliya iyo...

Jubbaland oo soo bandhigtay xubno gacansaar la yeeshay Khawaarijta

Ciidamada Hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta soo bandhigtay Cabdifataax Nuur Cabdullaahi iyo Xasan Cabdulaahi Maxamed oo sagaalkii bishii koowaad ee sanadkan...

Ra’iisul Wasaaraha Ireland: Midnimada Israa’iil waay baabi’i doontaa haddii ay sii waddo duqeymaha ay ka waddo Qaza

Ra’iisul wasaaraha dalka Ireland Leo Varadkar, ayaa sheegay in midnimada Isra’iil ay meesha ka bixi doonto haddii ay sii waddo jawaabaha xad dhaafka ah...

Ugu Akhris Badan