Wararka

Kolonyo Gargaar siddo oo ku sii jeedo Falastiin

Kolonyo sidda gargaarka bini’aadannimo oo ka soo anba baxday Masar, gaar ahaan magaalada Al-Cariish, ayaa ku sii jiida marinka Qaza, inkastoo Ciidamada Israa’iil ay...

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo maanta dalka dib ugu soo laabtay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar shaqo...

Shirka jiheynta dowladnimada casriga ah ee Soomaaliya oo maalintii labaad ka socda Muqdisho

Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa sheegay in loo baahan yahay in laga miro dhaliyo Hannaanka Jiheynta...

Tirade dadka ku waxyelloobay duqeymaha Isra’iil ay ka waddo Falastiin oo korartay

Waxaa sii kordhaya khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay duqeymaha arxan-darrada ah ee Ciidamada Isra’iil ay ku garaaceyaan dhulka reer Falastiin, gaar ahaan...

Taliska Booliska oo faah-faahin ka bixiyay Qaraxii xalay ka dhacay Muqdisho

Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in qaraxii is-miidaaminta ahaa ee xalay fiidkii ka dhacay magaalada Muqdisho afaafka hore ee maqaayadda Blue Sky ee degmada...

Ugu Akhris Badan