Wararka

Ciidanka Xoogga dalka iyo xooggaga deegaanka oo howlgal ku dilay 60 ka tirsan Maleyshiyaadka Khawaarijta.

Deg-Deg:Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal qorshaysan ku dilay 60 ka tirsan Khawaarijta ka dib howlgal qorsheysan oo saaka ciidanku ka fuliyay Deegaanka Cali -qaboobe...

Soomaaliya oo ka qeyb galeysa shirka Rotterdam Convention ee Geneva

Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Soomaaliya Dr. Aadan Ibraahim Aw Xirsi iyo wefti khubaro ah oo uu hoggaaminayo ayaa gaarey Magaalada Geneva...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo agab caafimaad ku wareejiyay dowlad goboleedyada

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam ayaa maanta Xarumaha Caafimaadka ee guurguura oo loogu talagalay in...

Xuska 1-da May ee maalinta Shaqaalaha Dunida

Shucuuubta dalalka dunida ee ku mideysan hey’adda Qaramada Midoobay ayaa maantta u dabbaaldegaya munaasabadda 1-da May oo ku beegan xuska sanadguurada 104-aad ee ka...

Horjoogayal khawaarij ah oo Carruurtooda kala baxsanaya goobaha kooxdu joogto

Tan iyo markii dagaalka ka dhanka ah Kooxda Khawaarijta Al-shabaab uu ka billawday dalka, waxaa sii kordhayay cabsida iyo argagaxa ka jira goobaha ka...

Ugu Akhris Badan