Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WARAAQAHA AQOONSIGA DANJIRENIMO KA GUDDOOMAY SAFIIRKA DALKA SWEDEN.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee dowladda Sweden u fadhin doona dalkeenna Mudane...

Soomaaliya oo cambaaraysay duqeynta ay Israa’iil ka geysatay Isbitaal ku yaalla Gaza

Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareysay duqeynta ay Israa’iil ka geysatay Isbitaalka Al-Ahly ee Gaza kaas oo ay ku dhinteen boqollaal Falastiiniyiin ah. Bayaan kasoo baxay Wasaaradda...

Al-Sisi: barakicinta shacabka Falastiin waxay nagu dhiiro galineysaa dagaal ka dhan ah Isra’iill

Madaxweynaha Masar Cabdul Fataax Al-Sisi, ayaa ka digay sii socoshada duqeymaha milateri ee ka socda mgaalada Qaza, wuxuuna sheegay in haddii ay sii socdaan...

Soomaaliya iyo Kenya oo ka wada hadlaya howl gallada lagu cirib tirayo khawaarijta

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay wafti uu hoggaaminayo Wasiirka Difaaca Dalka Kenye Mudane Aadan Barre...

Haniya: Iska caabintu way sii socon doontaa ilaa Gumeesiga uu ka baxo dhulkeena xurmada leh

Madaxa Xafiiska Siyaasadda dhaqdhaqaaqa wax iska caabbinta Islaamiga ah ee Xamaas, Ismaaciil Haniya, ayaa sheegay in xasuuqii ay Ciidamada Isra’iil ka geysteen Isbitaalka magaalada...

Ugu Akhris Badan