Wararka

Roobkii Xilliga Deyrta oo bilowday, khatarteeda wadata (WARBIXIN)

Dhulka ay digto Soomaalidu inta badan waxay helaan Roobka xilliyada Gu’a iyo Deyrta, bilahaan oo kale ayay ka curate xilli Roobaadka deyrta, waana kan...

Maxkamadda Ciidamada qaybta Koonfur galbeed oo xukun dil ah ku fulisay xubno hore dilal u geystay

Xuseen Cali Macalim limaan (Gurey) oo ka tirsan Daraawiishta Koonfur Galbeed, Cabduwaaxid Cali Sheikh Aadan oo ka tirsan Militaryga iyo Cabdulaahi Ibraahim Yarow (Borow)...

Maleyshiyaadkii ugu badnaa oo maanta iska soo dhiibay gobolka Baay.

Taliska Nabad sugidda iyo Sirdoonka maamulka Koonfur Galbeed ayaa Magaalada Baydhabo kusoo bandhigey 14 xubnood oo ka Mid ahaa khawaarijta. kuwaas oo isku soo...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan is-xogwareysi ah la qaatay Xildhibaannada Golaha Deegaanka Degmada Xudur.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan is-xogwareysi ah la qaatay Xildhibaannada Golaha Deegaanka Degmada Xudur...

Horjooge Khawaarijta ka tirsanaa oo lagu qabtay Koofurta Mudug.

Horjoogihii Khawaarijta u qaabilsanaa aruurinta lacagaha baadda ah ee ay ka qaadaan shacabka deegaanka Bacaadweyne ee gobolka Mudug Ismaaciil Aadan Maxamed ayaa lagu qabtay...

Ugu Akhris Badan