Wararka

Obama oo dhaleceeyay go’doominta Israa’iil ay ku hayso Qaza

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama, ayaa dhaleceeyay go’aanka Isra’iil ay saadka ugu jartay Marinka Qaza, isagoo ka digay cawaaqib xumada ka dhalan karta...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MUQDISHO KULAN KULA QAATAY TALISYADA CIIDANKA XOOGGA DALKA IYO HOWGALKA AFRICOM EE SOOMAALIYA.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Muqdisho kulan kula qaatay siihayaha Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya A.I Shane Dixon iyo Korneyl David...

guddoomiye ku xigeenka guddiga Qaranka ee Shaqaalaha rayidka ah oo la guddoonsiiyey shahaadada kaarka aqoonsiga Qaranka.

Kusimaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye Kuxigeenka Guddiga Ee Shaqaalaha Rayidka ah Mudane Cali Mumin Mudey oo maray dhammaan habraacyada diiwaangelinta Qaadashada  Kaarka Aqoonsiga Dadweynaha (National...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka hadlay Guullaha laga gaaray la dagaalanka Khawaarijta

Wasiirka wasaaradda warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdsiho ayaa faah faahin ka bixiyey guullaha Dowladdu ka gaartay dagaalka dib...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo xaqiijiyey in Dowladda Soomaaliya ku guulaysatay Barnaamujka Dayn Cafinta

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa ka hadlay hanaanka Dayn cafinta Soomaaliya in uu dhammaanayo bartamaha bisha December ee...

Ugu Akhris Badan