Wararka

Boqolaal xujey Soomaali ah oo ay kujiraan Mas’uuliyiin DFS ka tirsan ayaa xalay gutay siyaarada Rowdada ee Masjidu Nabawi SCW

- Boqolaal xujey Soomaali ah oo ay kujiraan mas’uuliyiin Dowladda Federaalka  ka tirsan ayaa xalay gutay siyaarada Rowdada ee Masjidu Nabawi oo ku yaalla...

Safiirka Soomaaliya u jooga Itoobiya oo la kulmay madaxa Xafiiska taageerada QM ee Soomaaliya

-Safiirka JFS ee dalka Ethiopia Ambassador, Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa xafiiskiisa Safaaradda ee Addis Ababa ku qaabbilay madaxa Xafiiska taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya...

Ciidanka Xoogga Dalka oo raashin ka qeybiyay degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud

Cutubyo ka tirsan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa raashin kala duwan u qeybiyey qoysas danyar ah oo ku nool degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud. Taliyaha...

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Shiinaha oo Khudbad ka jeediyay shirka Warbixinta Hindisaha Horumarinta Caalamiga ah

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Shiinaha, Danjire Cawaale Cali Kullane, ayaa khudbad ka jeediyay Daah-furka shirka Warbixinta Horumarka ee Hirgelinta Hiigsiga Horumarinta Caalamiga ah oo...

Ururka OIC oo cambaareeyay weerarkii lagu qaaday hoyga safiirka Soomaaliya u fadhiya Suudaan

Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa cambaareeyay weerarkii ay dhowaan koox hubeysan ku qaadday hoyga uu ka degan yahay magaalada Khartoum Safiirka Jamhuuriyadda Soomaaliya u fadhiya...

Ugu Akhris Badan