Wararka

Ugu yaraan 18 falastiiniyiin ah ayaa la dilay ka dib markii Israa’iil ay weerartay guri ku yaal Khan Younis habeenimadii

Ugu yaraan 18 falastiiniyiin ah ayaa la dilay ka dib markii Israa’iil ay weerartay guri ku yaal Khan Younis habeennimadii. Ciidamada Israa’iil ayaa duulaan ku...

Madaxweynaha JFS oo khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha Turkiga

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordogan ayaa uga mahadceliyey mowqifka garab istaagga...

Xiriirka kubadda cagta Soomaaliyeed oo soo saaray war aysan ku farxin taageerayaasha xulka gobolka Banaadir.

Xiriirka Kubadda cagta Soomaaliyeed oo war qoraal ah ka soo saaray rabshadihii shalay ka dhacay Garoonka Stadium Muqdisho ayaa soo saaray Natiijo aysan ku...

Ingiriiska oo sheegay in ay ixtiraam u hayaan madax banaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya.

Dowladda Ingiriiska ayaa dib u xaqiijisay  in ay ixtiraam buuxa u hayaan madax banaanida iyo midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. ,“Ingiriisku waxa uu ka...

Howlgal Khawaarij badan lagu laayay oo saaka ka dhacay Koofurta Mudug.

Howlgal qorsheysan oo lagu laayay maleeshiyaad Khawaarij ah ayaa saaka ka dhacay deegaanka Samatar Madow oo u dhaxeeya magaalooyinka Caad iyo Camaara. Wasiirka Gaashaandhigga XFS...

Ugu Akhris Badan