Wararka

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BJFS oo shir guddoomiyay kalfadhiga afaraad ee Golaha Aqalka Sare

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay weheliyaan ku xigeennadiisa, ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga afaraad kulankiisa...

Madaxweyne Xasan Sheikh”Soomaaliyeey dhulka yuusan ina dhaafin ee aan difaacano”,

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay ku sugan yihiin in ay difaacdaan oo...

Wasiir Daa’uud Aweys: Inta ay nool yihiin taliyeyaal Suulnuug oo kale ah waxaa hubaal ah in Soomaaliya ay dhulkeeda difaacan doonto”

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daa-uud Aweys Jaamac oo ka qeybgalayay kulan loogu duceynayay shahiid Taliye Suulnuug ayaa sheegay in uu ahaa...

Labo Badmaax oo ka tirsan Ciidanka Mareykanka oo lagu waayey Xeebaha Soomaaliya

Labo badmaax oo ka tirsan ciidamada badda ee Mareykanka ayaa lagu la’yahay biyaha badda ee u dhow xeebaha Soomaaliya, sida maalinimadii shalay lagu sheegay...

Mareykanka oo taageeray midnimada iyo madaxbanaanida dhuleed ee Soomaaliya

Waaxda arrimaha afrika ee wasaaradda arrimaha dibadda dowladda Mareykanka ayaa war qoraal ah oo lagu daabacay barta X ee ay isticmaasho waxaa lagu yirii. “Mareykanka...

Ugu Akhris Badan