Wararka

Kulan ku saabsan u diyaar garowga munaasabada Kowda Luuliyo ayaa waxa uu ka qabsoomay garoonka Stadium Muqdisho

Kulan ku saabsan u diyaar garowga iyo isku dabaridka dabaaldaga munaasabada Kowda Luuliyo ayaa waxa uu ka qabsoomay garoonka Stadium Muqdisho oo ah goobta...

150 qof ayaa loo xiray mudaaharaadyo ka dhacay Faransiiska oo looga soo horjeeday dilka booliska

Dibad-baxayaasha oo ka careysan dilka wiil 17-sano jir ah oo booliiska Faransiisku ay ku gubeen gawaari iyo dhismayaal ku yaalla xaafadaha magaalada Paris, iyadoo...

Wasiirka Warfaafinta oo hambalyo ku aaddan Ciidda u diray bulshada Soomaaliyeed.

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska JFS Mudane Daa’ud Aweys Jaamac ayaa hambalyo ku aaddan dabbaal degga Ciidda Carrafo u diray bulshada Soomaaliyeed. “Waxaan ummadda Soomaaliya...

Madaxweynaha dalka oo boqolaal ka mid ah shacabka Muqdisho kula oogay Salaadda Ciidda Masjidka ishaysiga Islaamka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta salaadda Ciidul Adxa kula tukaday masjidka isbahaysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa digniin...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo madax iyo boqolaal dadweyne ah salaadda ciidda kula tukaday Masjidka isbaheysiga Islaamka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Masaajidka Isbaheysiga Islaamka salaada Ciida kula tukaday Madaxweynaha JFS, mas’uuliyiinta...

Ugu Akhris Badan