Wararka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo shahaado sharaf guddoonsiiyay Wiil Suuriyaan ah

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ,Xamse Cabdi Barre ayaa shahaada sharaf guddoonsiiyay Cali Saahir oo ah Wiil yar oo kasoo jeeda dalka Suuriya, kaas oo wacdaro...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan midnimo

Ra’isul wasaaraha XFS Mudane , Xamse Cabdi Barre ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan Midnimada, Amniga iyo Hormarinta dalka. Ra’iisul Wasaare Xamsa...

Duqa Muqdisho oo tabarucaad dhaqaale u ballan qaday Wiil Suuriyaan ah

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa sheegay in guusha iyo amniga ay bulshada Caasimadda ku naallooneyso ay ku timid iskaashiga iyo wada...

Maxkamadda Gobolka Banaadir Waxaa ay Baafineysaa Masuuliyiin dhawaan Xeer ilaalintu ku soo eedeysay Musuq Maasuq.

Maxkamadda Gobolka Banaadir Waxaa ay Baafineysaa Masuuliyiin dhawaan Xeer ilaalintu ku soo eedeysay Musuq Maasuq.

Qorshaha Wasiirka Magacaaban ee wasaaradda Maaliyadda Biixi Iimaan Cige.

Mudane biixi iiman cige ayaa ra’iisal wasaaruhu  u magacaabey  wasiirka maaliyada xukuumadda federaalka soomaaliya 8dii luulyo 2023 kadib hoggaamintiisii saameynta laheyd  ee wasaarada  shaqadda...

Ugu Akhris Badan