Wararka

waxaa dib loo dhigey ciyaarta finalka ee galmudug iyo hirshabeele

Muddo Laba Maalin Ah ayaa dib Loo dhigay Ciyaarta finalka Galmudug iyo Hirshabele oo lagu madalsanaa Berri oo sabti ah,Waxaana la ciyaari doonaa Maalinta...

israaiil oo duqeymo ka wadda xarumaha guud ee khan yoonis

Ugu yaraan 183 qof ayaa lagu dilay 377 kalena waa la dhaawacay 24 saac ee lasoo dhaafey, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee Gaza. Xeryaha...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo ka qeybgalay xaflad loo sameeyay xuska maalinta furdooyinka dunida

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay, isla markaana lagu maamuusayay Maalinta Caalamiga ah ee Fudooyinka ayaa lagu qabtay Dekadda weyn ee Magaalada...

Hiiraan: Ciidanka Xoogga oo toogtay mid kamid ah Kooxaha argagixisada

Ciidamada Xoogga dalka  Soomaaliyeed ee ku sugan Magaalada Beledweyne ee Gobalka Hiiraan ayaa toogtay mid kamid ah Argagixisada naf la caariga ah oo doonayay...

Maxkamadda ICJ oo maanta go’aamineysa in Israel ay joojiso howlgallada milateri ee Gaza.

Masxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda (ICJ) ee hoostagta Qaramada Midoobay ayaa la filayaa inay soo saarto tillaabooyin deg deg ah oo Israa’iil ku amraya...

Ugu Akhris Badan