Mudane biixi iiman cige ayaa raโiisal wasaaruhu ย u magacaabey ย wasiirka maaliyada xukuumadda federaalka soomaaliya 8dii luulyo 2023 kadib hoggaamintiisii saameynta laheyd ย ee wasaaradaย shaqadda iyo arimahaย bulshadda .
Mudadii uu ahaa wasiirkaย shaqada iyoย arimaha bulshadaย waxa uu hormood ka haa hindiseyaal dhowr ahย oo ay kamid yihiinย dib-u-habeynta haโayadaha dowladda, diyaarinta sharciga cusubย shaqaalaha iyo siyaasadoย lagu hormarinaayo xaaladaha shaqaalaha ย iyo fursadaha shaqaaleysiinta ย ee loo siman yahay
Ka wasiirk maaliyada ahaan, waxa uuย mudane biixi hogaamin donaa howlo muhiim ah oo ay ku jiraan hannaanka deyn-cafinta iyoย dib u habeynta nidaamka maaliyadda dalkaย si loo hubiyoย wax ku oolnimada balanqaadka dowlada hirgalinta hufnaanta, isla xisaabtanka kobaca dhaqaalaha.
