Wararka

Xukunka ICJ ee kiiska xasuuqa Gaza ayaa dalbatey iney israel joojiyaan dhamaan talaabooyiinka ku jira awoodeeda

U doodayaasha xuquuqda iyo khubarada sharciga ayaa soo dhaweeyay go'aanka maxkamadda caalamiga ah ee caddaaladda ee ku amraya Israa'iil inay qaadaan "dhammaan tallaabooyinka ku...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa kulan kula qaatay Kusimaha Danjiraha ee safaarada soomaaliya dalka ciraaq

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo safar shaqo ku jooga dalka Ciraaq ayaa kulan kula qaatay Magaalada...

Safiirka JFS ee dalka Shiinaha oo ka qeyb galay shir looga hadlayay xiriirka dhaqanka Afrika iyo Shiinaha

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka ee dalka Shiinaha Mudane Cawaale Cali Kullane, ayaa ka qeyb galay munaasabadda xuska dhaqanka iyo diblumaasiyadda oo lagu qabtey madxafka qadiimiga...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa ka qaybgalay shirka Magaalooyinka iyo Caasimadaha Carabta

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qaybgalay shirka Magaalooyinka iyo Caasimadaha Carabta oo ka dhacay Magaalada...

R/Wasaare Ku-Xigeenka Ethiopia Demeke Mekonnen oo is casilay.

R/Wasaare Ku-Xigeenka Dalka Ethiopia Demeke Mekonnen oo sidoo kale ahaa Wasiirkii Arrimaha Dibedda ee dalkaasi ayaa lagu waramay in uu iska casilay xilalkii uu...

Ugu Akhris Badan