Wararka

Ra’iisul Wasaarahii hore ee Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u maray hannaanka diiwaangalinta Kaarka Aqoonsiga Qaran

Ra’iisul Wasaarahii hore ee Soomaaliya Mudane Cali Maxamed Geeddi ayaa maanta si rasmi ah u maray hannaanka diiwaangalinta Kaarka Aqoonsiga Qaran (National ID). Sidoo kole...

Guddomiyaha Haya’adda Maaraynta Masiibooyinka oo kulan la qaatay kuxigeenka Ergayga QM ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Masiibooyinka Soomaaliya Md. Maxamuud Macallin Cabdulle iyo ku xigeenka Ergeyga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya George Conway ayaa wadajir...

Wasiirka Arrimaha Guddaha XFS oo golaha shacabka horgeeyey Hindise sharciyeedka Dad-dhigista

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta hordhigay golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Hindisaha-sharci ee Dad-dhigidda...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa Kormeerey Bar kantroolada laga ilaaliyo Amniga Magaalada Baydhabo

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Kormeerey Bar kantroolada laga ilaaliyo Amniga Magaalada Baydhabo isagoona Ciidamada ku sugan furumaha kula...

EEDEYSANE GACANTA LAGU DHIGAY

Ciidanka Boliiska Degmada Qoryooley ayaa gacanta ku dhigay eedeysane Saleemaan Xaaji Cabdi oo shalay 02 Feb 2024 abaare 4:30 PM ku eedeysan inuu Xaafada...

Ugu Akhris Badan