Wararka

Wasiirks Amniga XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay kuxigeenka Ergeyga gaarka ah QM ee Soomaaliya

-Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Raisedon Zenenga, ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka tacsiyadeeyey geerida Gaashaanle Maxamed Nuur Sheegow

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS ahna Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Gaashaanle Maxamed Nuur Sheegow (Maad...

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo kulan la qaatay Hoggaanada Ciidanka

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa maanta kulan looga hadlayay dardar galinta howlgallada la qaatay hoggaannada Ciidanka Xoogga Dalka. S/gaas Ibraahim...

Wafdi ka socda Gobolka Banaadir oo kulan la qaatay kuxigeenka Duqa magaalada Hague

-Wafdi ka socda Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar oo safar shaqo ku jooga Magaalada The Hague (Denhaag) ee xarunta siyaasadda dalka...

Taliyaha Ciidanka Booliiska oo Rwanda uga qayb galay qalin jabinta Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliiska

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa dalka Rwanda uga qeybgalay Xaflad ay ku qalinjabinayeen Saraakiil ka tirsan booliska Soomaaliyed. Saraakiishaan ayaa bartay...

Ugu Akhris Badan