Kadib markii dib loo soo doortay Madaxweynaha haatan majaraha Dalka Soomaaliya haya Dr: Xasan Shikh Maxamuud oo lagu soo doortay Teendhada Afisyoone ee Magaalada...
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, waxa ay ka xun tahay in laba ka mid ah xubnaha Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ay soo wajahday xaalad ay sheegeen...