Wararka

Madaxweynaha Mareykanka oo hambalyo ku aaddan Todobaadka Xorriyadda la wadaagay Madaxweynaha Soomaaliya 

Farriin qoraal ah oo uu soo diray Madaxweynaha Dowladda Mareykanka Joe Biden oo nuqul ka mid ah Warbaahinta Qaranka Soomaaliya ay soo gaarsiisay Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo furay Buuga tacsida AHN Prof jawaari

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa maanta furay buuga tacsida ee guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Prof Maxamed...

Guddoonka labada Aqal ee BJFS oo shaaciyay xiliga uu furmayo kalfadhiga 5-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya

Guddoonka labada Gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa go’aamiyay in maalinta sabtida ah oo ay taariikhdu ku beegantahay 6-da Bisha Luulyo 2024 uu...

Madaxweyne Xasan Sheekh Xeer Madaxweyne ku dhisay Sanduuqa Qaran ee Cimilada

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya dib u habaynta iyo horumarinta qorshaha qaran ee isbeddelka cimilada ayaa Xeer Madaxweyne...

Madaxweyne Xasan Sheekh :Waxaan dhiseynaa Maktabad Qaran oo lagu xusuusa doono Prof. Jawaari, wasiirka waxbarashada ayaa arintaas u xil-saaran

-Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud,ayaa ballan qaaday in Maktabad Qaran loo dhisayo guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Jawaari oo ku...

Ugu Akhris Badan