Wararka

Xildhibaanada golaha shacabka BJFS oo maanta ka doodaya hindise sharciyeedyo muhiim ah

Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka doodaya dhismaha hay’adaha madaxa bannaan ee aan miisaaniyadda lahayn. Kulanka oo uu shirgudooominaya guddoomiyaha golaha...

DF oo Ceel-biyood iyo adeegyo kale oo Bulsho ka hirgelisay deegaan laga xoreeyay Khawaarijta

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ceel biyood iyo adeegyada kale ee bulshada ah ka hirgelisay deegaanka Waab-weyn ee gobolka Hiiraan oo ka mid ah goobihii...

Saraakiil ka socotay Booiska Soomaaliya oo tababar lagu baranayay la dagaalanka Khawaarijta loogu soo xiray Masar

Magaalada Qaahira ee dalka Masar waxaa lagu soo gebagebeeyay tababar lagu baranayay la dagaalanka Khawaarijta oo loo qabtay Saraakiil ka socotay Booliiska 36 dal...

Wasiirka arrimaha Dibadda oo ku soo dhaweeyay Muqdisho dhiggiisa dalka Masar 

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo iskaashisha Caalamiga ah ee Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Wasiirka...

Wasiir Maareeye “Dadka Beeralayda ah waan inaan ka caawino,tacbashada Beeraha” 

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, oo kulan wadahadal ah la qaatay Madaxda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed,...

Ugu Akhris Badan