Wararka

Madaxweynaha JFS oo kullan la qaatay Madaxda Gaashaandhigga iyo Taliska Xoogga Dalka 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka kulammo kula qaatay Hoggaanka Wasaaradda iyo Ciidanka...

Qaar kamid ah Shaqaalaha Wasaaradda Kalluumeysiga oo tababar uga furmay Shiinaha

Agaasimaha waaxda shaqaalaha ee Wasaaradda Kalluumeysiga Soomaaliya Marwo,Ikraan Maxamed Cabdullaahi oo madasha ka hadashay, ayaa sheegtay in ay diyaar u yihiin tababarkaan qiimaha badan,islamarkaana...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo kulan la qaatay mas’uuliyiin ka socday Xafiiska UNDP Soomaaliya

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim oo uu wehliyo Wasiir-dowlaha, Mudane Yuusuf Maxamed Aadan, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo ka qeyb galay Munaasabad lagu sagootinayay Taliyahii hore howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya

-Taliska Ciidanka xoogga Dalka ayaa xalay Muqdisho ku qabtay munaasabad lagu sagootinayay Taliyahii hore ee howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya (EUTM) Gen, Fulvio Poli...

Madaxweyne Xasan Sheekh “Waxaan mar kale ku celinayaa in uusan jirin wax wada hadal ah oo na dhex yaalla annaga iyo Khawaarijta”

-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay khudbad dhinacya badan taabaneysa ka jeediyay furitaanka kalfadhiga 5-aad ee Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka...

Ugu Akhris Badan