Wararka

Duqa Muqdisho oo xabsiga dhaxe gaarsiiyay deeqo kala duwan 

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale),ayaa kormeer ku tagay Xabsiga Dhexe ee Xamar, asigoona gaarsiiyay Deeq kala gedisan...

Hay’adda SoDMA oo marti galisay Shirka qaar kamid hay’adda Bini’aadannimad ka shaqeeya

Xarunta dhexe ee Hay'adda Maareynta Musiibooyinka, ayaa marti-galisay kulan si bille ah loogu gorfeeyo xaaladaha bani’aadannimo ee dalka, kaas sķoo dhex mara Hay’adda SoDMA,...

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga “Marna ma istaagin dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta”.

Ciidanka Xoogga Dalka kuwa Daraawiishta Jubbaland,NISA iyo dhammaan ciidama kala duwan ee Maamul gobolleedyada iyo kuwa degaanka,ayaa ka qeyb-qadanayo Dalaada lagula daggaalamayo khawaarijta.Ujeedka waa...

Guddoomiyaha SoDMA oo Xarunta NEOC kulan kula qaatay Safiirka Soomaaliya ee Sucuudiga

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta ku qaabilay xarunta qaran ee howl-gallada gurmadka deg degga ah ee NEOC,...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo shir uga qaybgalay dalka Uganda

Wasiirka Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda uga qayb galay shir looga hadlayay horumarinta...

Ugu Akhris Badan