Wararka

Wariye Maxamed Ilig oo maanta Xabsiga Hargeysa laga sii daayay.

Maxkamad ku taala Magaalada Hargeysa ayaa maanta xorriyaddiisa usoo celisay Wariye Maxamed Cabdi Ilig oo maamulka Muuse Biixi uu si sharci darro ah xabsiga...

Dawladda Soomaaliya oo si kulul u canbaareysay ficilka lagula kacay wafdiga Madaxwaynaha Jamhuuriyadda ee Adis ababa ku sugan

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u canbaareysay ficilka ay dowladda Itoobiya ku doooneyso inay ku carqaladeyso wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya ee ka qeyb galaya...

Kusimaha Madaxweynaha oo daahfuray Barnaamijka shaqo hufan “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta daahfuray Barnaamijka Shaqo Hufan oo ay...

Hawlgal Ciidanka Qaran ku fuliyey oo lagu dilay Horjoogeyaal Khawaarij ah

Howlgal Guulaystay oo ay iska kaashadeen Ciidamada Qaranka iyo saaxiibada Caalamka ayaa xalay laga fuliyey Dagmada KUNTU WAAREY ee gobolka Shabeellada hoose. Howlgalka oo ahaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay Shirka Midowga Afrika

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Addis Ababa kaga qayb galay furitaanka Shir madaxeedka 37-aad ee Midowga Afrika. Madaxweyne Xasan Sheekh...

Ugu Akhris Badan