Wararka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Shan iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka,...

Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay wasiirka Qorsheynta iyo Hormarinta Dhaqaalaha

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa u magacaabay Cabdiraxmaan Axmed Xayle wasiirka wasaaradda qorsheynta, maalgashiga iyo hormarinta dhaqaalaha. Madaxweynaha Galmudug ayaa faray...

Wasiirka Qoyska XFS oo Deeqo kala duwan gaarsiisay Ciidammada Xoogga ee ku soo dhaawacmay Hawlgallada

Wasiirka Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo Deeqo kala duwan gaarsiisay Ciidammada Xoogga ee kusoo dhaawacmay Hawlgallada Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka...

Qabashada doorashada kuraasta ka bannaan golaha Shacabka oo la iclaamiyay

Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, ayaa iclaamiyey doorashada kuraasta GSH#248 iyo GSH#049, oo ka tirsan Golaha Shacabka, taasi oo 6-da ilaa 8-da...

Tartamayaasha Marka oo caawa u gudbay wareegga 2aad ee tartanka

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Shan iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka,...

Ugu Akhris Badan