Wararka

Ciidanka Booliiska oo soo xiray Cabdiraxmaan Suleyman oo ku kacay falal liddi Ku ah Amniga qaranka

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan Saldhigga Booliiska ee degmada Xamarweyne ayaa caawa soo xiray Cabdiraxmaan Suleymaan Jaamac, oo ku eedeysan inuu ku kacay falal...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo kulan loga wadahadley xoojinta xiriirka walaaltinimo iyo iskaashiga istiraatiijiga ah ee ka dhexeeya...

Hay’adda Socdaalka Soomaaliya oo xoojisay ka hortagga Tahriibka

Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed, iyadoo gudanaysa waajibaadkeeda qaran ee ay ugu xil-saarantahay Jamhuuriyadda Federaaka Soomaaliya waxa ay muddooyinkii u dambeeyay xoogga saartay ka...

Afhayeenka Booliska “Ciidanka Booliska waxa ay qeyb ka yihiin ciribtirka Khawaarijta”.

Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Gaashaanle Cabdifitaax Aadan Xasan, ayaa sheegay in howlgallada ciidanka aysan ku koobaneyn caasimadda Muqdisho, balse ay qeyb ka yihiin dadaallada...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Guddiga Qaran u Magacaabay Taakuleynta Dagaalka Khawaarijta

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta magacaabay Guddiga Qaran ee Taakuleynta Dagaalka lagula jiro kooxaha Khawaarijta ah ee...

Ugu Akhris Badan