Wararka

Dabool saarkii oo lagu bedalayo soo saaris (WARBIXIN)

Turkiga oo Soomaaliya u soo diraya Markab Shidaal iyo Gaas ka baara Xeebaha Soomaaliya, waxaana la soo warinayaa in Turkiga uu Xeebaha Soomaaliya u...

Guddoomiyaha gobolka Benaadir oo dhagax-dhigay Xarunta Degmada Xamarweyne oo dib-u-dhis lagu sameyn doonno

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax-dhigay Xarunta Degmada Xamarweyne oo dib-u-dhis iyo casriyeyn lagu sameyn doonno. Duqa...

Madaxweynaha Jubbaland oo Booqasho ku tagay Degmada Afmadow ee Gobolka Jubada Hoose

Ciidamada Jubbaland iyo Ciidamada Xooga dalka oo dhawaan isku fureen wadada isku xirta Magaalooyinka Kismaayo iyo Afmadow ayuu Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed...

Wasiir Maxamed Xasan “ Waa mamnuuc in dalka la keeno dawooyinka loo isticmaalo maandooriyaasha”

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xasan oo ka qeybgalay kulanka todobaadka warbaainta qaranka,  ayaa sheegay in dowladda ay ka...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo kulan la qaatay Wakiilka UNHCR ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya mudane Xildhibaan Cali Yuusuf Cali(Xoosh), Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda mudane Cabdixakiim Xasan Ashkir iyo...

Ugu Akhris Badan