Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb qaatay kulanka tacsida ee loogu duceynayay Marxuum Siilaanyo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qeyb qaatay kulan tacsiyeed oo loogu duceynayay Madaxweynihii hore ee Somaliland, Marxuum Axmed Maxamed...

Wasiirka Beeraha XFS oo soo bandhigtay Cagaf-cagafyo loogu talagalay Beeralayda Soomaaliyeed

Wasiirka Wasaradda Beeraha iyo waraabka Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir maareeye, oo ka hadlay soo bandhigidda gawaaridaasi cagaf-cagafta ah, ayaa sheegay in qalabkaan...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda  Federaalka  Soomaaliya oo soo baxday

1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa macalimiinta Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta Macallinka oo ku began 21-ka November. 2-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale ku celiyay...

Danjire Ilyaas Cali Xasan oo waraaqihii aqoonsiga ku wareejiyay madaxda Tansania

Safiirka cusub ee Soomaaliya Ilyaas Cali Xasan ayaa nuqul kamid ah waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ku wareejiyey Agaasimaha Hab-maamuuska Qaran ee Wasaaradda arrimaha dibadda dalka...

Guddiga Adeegga Bulshada Ee BJFS oo qabtay kulan la xiriiray arrimaha gargaarka ah

Guddiga Horumarinta Adeega Bulshada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka, ayaa Muqdisho ku qabtay kulan aqoon isweydaarsi ah oo ku saabsanaa ka warqabka iyo...

Ugu Akhris Badan