Wararka

In kabadan 28 Soomaali ah oo ku geeriyooday xeebaha Madakaskar

-Safiirka Midowga Afrika u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullahi Warfaa oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa faah-faahin ka bixiyay doonyo siday in kabadan...

Soomaaliya oo Ku Biirtay Heshiiska Qaramada Midoobay ee Ka Dhanka ah Dambiyada Abaabulan ee Caalamiga ah

Wasiirka Arrimaha Dibedda, Danjire Axmed Macallim Fiqi, ayaa si rasmi ah u saxiixay heshiiska ay Soomaaliya ku biireyso Qaramada Midoobay ee ka dhanka ah...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay Weerarkii saaka ka dhacay Hotel Agan

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si xooggan u cambaareysay weerarkii saakay ka dhacay Hotelka Agan ee magaalada Kismayo ee ay geysteen ciidamo ka amar qaata...

Baarlamaanka oo ansixiyay Hindisaha Xeerka Doorashooyinka Qaranka

-Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kulankooda 10-aad ee wadajirka ah waxaana shir Guddoomiyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka...

Fatahaada Webiga Shabeelle oo sababay khasaare

Webiga Shabeelle ayaa sameeyey fatahaad deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan,webiga ayaa ku fatahay dhul beereed balaadhan waxa sidoo kale biyuhu galeen qaybo ka mid...

Ugu Akhris Badan