Wararka

Waxgaradka Degmada Balcad oo dalbaday in la joojiyo dagaal beeleedyo kajira halkaasi

Odoyaasha dhaqanka Degmada Balcad ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleed ka dhacay deegaanno ka tirsan degmada, waxaana ay tilmaameen inay dhankooda ku...

Wasirka Amniga Qaranka Oo Shaqada Ka Hakiyey Taliyaha Saldhigga Xamarweyne

Muqdisho, (SONNA):-Wasiirka Amniga Qaranka Mudane Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) oo muddooyinkan kormeerayey howlaha Saldhigyada Booliska ee Gobolka Banaadir, gaar ahaan xilliyada habeenkii ayaa xalay...

Wasiirka amniga oo saldhigo Boliisku leeyihiin komeerray

Wasiirka Amniga Gudaha Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) oo muddooyinkan kormeerayey howlaha Saldhigyada Booliska ee Gobolka Banaadir, gaar ahaan xilliyada habeenkii ayaa xalay wuxuu kormeer...

Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle oo kormeeray xero ay ku jiraan ciidanka XDS ee ku sugan Beledweyne

Mudane Cali Cabdulaahi Xuseen  Guudlaawe Madaxweyne ku-xigenka Maamulka HirShabeele  oo ku sugan magalada Beledweyne ayaa maanta booqday taliska guutada 10aad  ee Lamagalaay. Madaxweyne ku-xigeenka HirShabeelle...

Maamulka Degmada Hiliwaa oo deeq raashin ah u qeybiyay qoysas ku nool Ceel-Carfiid

Maamulka Degmada Hiliwaa oo kaa shanaya Guddiga Abaaraha Gobolka Banaadir ayaa waxa ay deeq raashin ah u qeybiyeen Qoysas barakacayaal ah oo ku sugan...

Ugu Akhris Badan