Wararka


Deprecated: Automatic conversion of false to array is deprecated in /home/sntv/public_html/wp-content/plugins/td-cloud-library/includes/tdb_module.php on line 350

Madaxweynaha maamulka Jubbaland oo booqday deegaanka Cabdalla Biroole ee gobolka J/Hoose

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqasho taariikhi ah ku tagay deeganka Cabdalla Biroole ee gobolka Jubada hoose,...

Deprecated: Automatic conversion of false to array is deprecated in /home/sntv/public_html/wp-content/plugins/td-cloud-library/includes/tdb_module.php on line 350

Wasiirka warfaafinta oo la kulmay Safiirka Imaaraadka ee Soomaaliya

Wasiirka warfaafinta iyo Hanuuninta dadweynaha xukuumadda Soomaaliya, C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yariisow) ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay   Safiirka Imaaradka Carabta u fadhiya Soomaaliya, Maxamed Axmed...

Deprecated: Automatic conversion of false to array is deprecated in /home/sntv/public_html/wp-content/plugins/td-cloud-library/includes/tdb_module.php on line 350

CHAN CUP: Soomaaliya oo maanta la ciyaareeyso Suudaanta Koonfureed

Xiddigaha xulka qaranka Soomaaliya ee kubbadda cagta, ayaa ku sugan waddanka Jabuuti, iyagoo halkaas kula dheelli doonno dhiggooda Suudaanta Koonfureed, waxanna ay ku kulmayaan...

Deprecated: Automatic conversion of false to array is deprecated in /home/sntv/public_html/wp-content/plugins/td-cloud-library/includes/tdb_module.php on line 350

Hey’adda WFP oo raashiin nafaqeysan keentay Muqdisho

Hey’adda qaramada midoobey u qaabilsan cunada ee WFP ayaa sheegtay in magaalada Muqdisho ay ka dejisay diyaarad xamuul ah oo sida  raashiin nafaqeysan oo...

Deprecated: Automatic conversion of false to array is deprecated in /home/sntv/public_html/wp-content/plugins/td-cloud-library/includes/tdb_module.php on line 350

Guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliyeed oo la kulmay naafada Qaranka

Guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliyeed mudane; Maxamed Sheekh Cusmaan Aaden (Jawaari) ayaa kulan la qaatay xubno ka mid ah ururka naafada Qaranka Soomaaliyeed ee uu...

Ugu Akhris Badan