Wararka

Wasiirka Warfaafinta oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiir ku-xigeenka Turkiga ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiir ku-xigeenka safaarada Turkiga ee Soomaaliya Cali kan Aksooy, iyaga oo ka wada hadlay mashaariicda horumarineed...

Ciidanka Booliska Galmudug oo gacanta ku dhigay Burcad dhac kasoo geystay deegaano katirsan Puntland

Ciidanka Booliiska ee Galmudug ee ka howlgala magaalada Gaalkacyo ayaa saaka ku guuleeystay kadib howlgalo ay ka sameeyeen deegaanada gobalka Mudug  in ay gacanta kusoo...

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka oo sheegay in adeegga Garsoorka la gaarsiin doono guud ahaan dalka

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Avv. Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa sheegay in ay ka shaqeynayaan sidii garsoorka loogu baahin lahaa guud ahaan dalka, ayna...

Warbixin: Taariikhda Halgankii SYL (Sawirro) Qeybtii 1-aad

Taariikhda xisbigii SYL lama soo koobi karo, aniguse waxaan si kooban uga hadlayaa unuggii xisbiga, anigoo ka mid ah dhallinyaradii nasiibka u yeelatay, eebbena...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo shir Maanta kaga qeyb galaya Magaalada Dooxa

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo ku sugan Magaalada Dooxa ee Caasimadda dalka Qatar ayaa lagu waddaa maanta in uu halkaasi kaga qeyb galo Shir...

Ugu Akhris Badan