Wararka


Deprecated: Automatic conversion of false to array is deprecated in /home/sntv/public_html/wp-content/plugins/td-cloud-library/includes/tdb_module.php on line 350

Dadka Kunool Degmada Ceel Barde Oo Codsaday Gurmad Deg Deg ah

Odayaasha  iyo waxgaradka ku dhaqan Degmada Ceel Barde ee Gobolka Bakool ayaa  ugu baaqay dawlada  Federaalka Soomaaliya iyo hay’adaha  Samafal  inay  Gurmad  Soo Gaarsiiyaan ...

Deprecated: Automatic conversion of false to array is deprecated in /home/sntv/public_html/wp-content/plugins/td-cloud-library/includes/tdb_module.php on line 350

Akhriso: War-murtiyeedka shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee DF iyo Maamul Goboleedyada

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS),waxay qabatay kulan wadatashi oo ay kasoo qeyb galeen Wasiirada Darstuurka ee dowlad gobaleedyada Puntland, Jubbaland, Koonfur...

Deprecated: Automatic conversion of false to array is deprecated in /home/sntv/public_html/wp-content/plugins/td-cloud-library/includes/tdb_module.php on line 350

Madaxweyne Kuxigeenka Puntland oo Kulan Layeeshay Qunsulka Dalka Masar U Qaabilsan Soomaaliya

Madaxweyne Ku-xigeenka Dawlad goboleedka Puntland Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey ayaa maanta 16 May 2017 ku qaabilay qasriga madaxtooyada Garoowe wefti uu hogaaminayey...

Deprecated: Automatic conversion of false to array is deprecated in /home/sntv/public_html/wp-content/plugins/td-cloud-library/includes/tdb_module.php on line 350

Wasiirka Dhallinyarada “Waxaan soo bandhigi doonnaa qorshe cad oo dhallinyarada ka tarjumaya”

Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye oo ka hadashay Xuska Munaasabadda 15ka May ayaa sheegtay in bisha June ee soo socota...

Deprecated: Automatic conversion of false to array is deprecated in /home/sntv/public_html/wp-content/plugins/td-cloud-library/includes/tdb_module.php on line 350

Warbixin: Taariikhda Halgankii SYL (Sawirro) Qeybtii 2-aad

Cabdullaahi Ciise, Allaha u naxariistee, meeshii ayuu hawshii ka sii waday,wuxuu ugu adeegay Xisbiga iyo Shacbigaba si naftihurenimo ah, daacad ah, Soomaalinimo, wuxuuna guulo...

Ugu Akhris Badan