Wararka

Xaalad Dawo La’aan ah oo ka Jirta Isbitaalka Banaadir

Abaarta ku dhufatay Soomaaliya ayaa saameyn ku yeelatay xoola dhaqatada iyo Beeraleyda, taasi oo sababtay dhimashada xoolaha iyo in ay hoos u dhaco wax...

Wasiir arimaha dibadda oo la kulmay qaar kamid ah danjiriyaasha caalamka u fadhiya dalka

Wasiirka arimaha dibadda ee xukuumadda Soomaaliya mudane Yuusuf Garaad Cumar ayaa maanta Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda midba mar shir ugula yeeshay Danjiraha Talyaaniga u...

Shir loo qabtay xildhibaanada haweenka ah ee Soomaaliya

Ujeedada shirkan loo qabtay haweenka ku jira labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ah ka qeybgalka siyaasadda dalka ee haweenka, waxaana soo qaban qaabiysay...

Askar tababar loogu soo xirey Magaalada Kismaayo

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta  tababar u soo xiray dufcadii sadexaad ee ciidamada booliska Jubbaland kuwaas oo...

Gudoomiye ku xigeenada Gobolka Banaadir oo si rasmi ah loo magacaabay.

Digreeto  Ka Soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa lagu magacaabay Gudoomiye Kuxigeenada Gobolka Banaadir iyo Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka Gobolka Banaadir Waxaana loo...

Ugu Akhris Badan