Guddoomiyaasha labada aqal ee barlamaanka oo shir guddoomiyay kulankii ugu horeeyey ee guddiyada joogtada ah

Date:

Kulankani oo ah kii ugu horreeyey oo ay isugu yimaadaan gudiyada joogatda ah ee labada Glee e barlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta ka furmay  Muqdisho.

Waxaa siwada jir ah u shir guddoominayay labada guddoomiye ee Golayaashasi Max’ed Sheekh Cismaan Jawaari iyo Cabdi Xaashi C/llaahi ayadoo loogu hadlayay sidii loo dardargelin lahaa wadshaqeynta guddiyadaasi.

Guddoomiyaha Golaha aqalka sare mudane Cabdi Xaashi C/llaahi oo hadal ka jeediyay kulankaasi ayaa sheegey in muhiim ay tahay wadashaqeynta labada guddi.

Muddane Max’ed Sheekh Cismaan Jawaari Guddoomiyaha Golaha Shacabka jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa xusay in looga baahan yahay labada guddi ee joogtada ah in ay diyaariyaan qorshaha howleedka ay ku wadashaqeynayaan si loo dardargeliyo howlaha horyaala baarlamaanka Soomaaliya.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo qaabilay Wefdi ka socday UNTMIS

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Dowladda Türkiye

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS, Mudane...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,...