Wararka

Ra’iisul wasaarihii hore Cali Maxamed Geeddi oo boggaadiyey dib u heshiisiin ay dowladda hoggaaineyso.

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi  oo ka soo qeyb-galay shirweyaha wadatashiga hannaanka dib u heshiisiinta , ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed...

AKhriso khudbadaha shirweynaha Wadatashiga hannaanka dib u heshiisiinta ee Muqdisho ka furmay

Shirweynaha wadatashiga Qaran ee dib u heshisiinta Soomaaliya, ayaa ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb-galayRa’iisul wasaare ku xigeenka Xukuuumadda, wasiirro ka kala socda...

Duqa Muqdisho oo bulshada caasimadda ugu baaqay dib u heshiisiin

Duqa Muqdisho  Thabiit Cabdi Maxamed ayaa sheegay in shirweynaha hannaanka Dib u heshisiinta Qaran ee Muqdisho ay martigelineyso in uu yahay shirkii ugu weynaa...

Shirweynaha Wadatashiga Qaran ee dib u heshiisiinta oo Muqdisho ka furmay

Shirweynaha wadatashiga Qaran ee hannaanka dib u heshisiinta Soomaaliya, ayaa ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana furay Ra’iisul wasaare ku xigeenka Xukuuumadda, iyadoo ay ka...

Ra’iisul wasaare Kheyre oo Addis Ababa lagu soo dhoweeyey

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhow gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, halkaasoo uu kaga qeyb galayo shir madaxeedka Urur...

Ugu Akhris Badan