Wararka

50 dhallinyaro ah oo Al-Shabaab ka soo goosatay

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in 50 dhalinyaro ka tirsanaa Al-Shabaab ay isku soo dhiibeen, iyagoo ka faa’ideysanaya cafiskii uu...

Madaxweyne Faladamiir Putin oo sheegay in khilaafka dalalka Khaliijka uu caqabad ku yahay la dagaalanka argagixisada

Hadalkaan ayuu sheegay kadib markii Wadahadallo uu qadka Taleefanka kula yeeshay Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin Cabdi-casiis Bayaanka kasoo baxay Aqalka Karmaliinka ayaa lagu sheegay in...

Dab qabsaday dhisme  ku yaalla London

Dab xoogan ayaa qabsaday dhisme 27 dabaq ka kooban oo ku taala galbeedka magaalada London ee dalka UK saaka aroortii hore xilliga dalkaas. Muuqaalo argagax...

Wasaaradda Amniga oo soo saartay awaamiir ku saabsan amniga mas’uuliyiinta dowladda

Wareegto ka soo baxday xafiika wasiirka wasaaradda Amniga gudaha ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Ducaale Islow ayaa lagu faahfaahiyay go’aanada ku saabsan sugidda...

Ra’iisul Wasaare Kheyre “Soomaaliya iyo Suudaan waa laba dal oo walaalo ah oo wax badan ay ka dhexeeyaan“

Muqdisho, 11 June 2017 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay Madaxweynaha Sudan Mudane Cumar...

Ugu Akhris Badan