Wararka

Ra’iisul-wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Arimaha Dibadda Jarmalka oo soo gaaray Muqdisho

Ra’iisul-wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Arimaha Dibadda Dalka Jarmalka ayaa goor-dhow ka soo dagay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee  Magaalada Muqdisho waxaana ku soo dhaweeyay...

R/wasaaraha Soomaaliya oo Hambalyo u diray Shaqaalaha Soomaaliyeed

R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mud. Xasan Cali Kheyre ayaa hambalyo ku aadan maalinta shaqaalaha adduunka oo ku asteysan maanta oo ah 1-da May u...

Soomaaliya iyo beesha caalamka oo u gogol xaaraya heshiis iskaashi oo heer sare ah

Shirku wuxuu madaxda sare ee DFS siiyay fursad ay ku soo bandhigaan arrimaha siyaasadda ee mudnaanta u leh ugana doodaan waxyaabaha asaaska u noqonaya...

Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada oo ku baaqay in farsamada casriga loo adeegsado arrimaha maaliyadda

Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada, Mudane Eng. Cabdi Cashur Xasan, ayaa sheegay inay muhiim tahay in farsamada casriga ah loo adeegsado arrimaha la xiriira...

Ra’iisul Wasaare Xasan Kheyre oo kula dar-daarmay Ciidamada NISA Dar-dar galinta sugidda amniga iyo xasilinta Caasimadda.

Muqdisho 30-Apr-17….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo weheliyo Wasiirka Amniga Mudane Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) iyo Taliyaha Hay’adda...

Ugu Akhris Badan