MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY MAGAALADA ARUSHA EE DALKA TANZANIA

Date:

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si heer sare ah loogu soo dhoweeyay magaalada Arusha ee dalka Tanzania, halkaasi oo uu kaga qayb galayo Meertada 25-aad ee Shir madaxeedka sanadlaha ah ee Madaxda Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha, Bariga Afrika,(EAC).

Madaxweynaha ayaa kulanka ka jeedindoona khudbad ku saabsan xoojinta iskaashiga gobolka ee dhinacyada dhaqaalaha, amniga iyo isku xirka bulshooyinka dalalka xubnaha ka ah Ururka, isaga oo kulan doceedyo la yeelan doona madaxda dalalka gobolka ee Shirka ka qayb galaya.

Shir madaxeedka 25-aad ee Madaxda Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika ayaa sanadkan lagu falanqeynayaa ajandayaal muhiim ah oo ay ka mid yihiin xoojinta iskaashiga dalalka gobolka ee dhinacyada dhaqaalaha, amniga, ganacsiga iyo siyaasadda.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

DHIIG, MURUGO IYO CAFIS: SAFARKAYGII DEEGAANNADII COLAADDA GALGADUUD

SAWIRKAN WAA TURBI OO HOOS TAGTA DEGMADA BALANBALE Waxaa jira...

Sarkaal Boolis ah oo ka badbaaday weerar hubeysan oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho, Soomaaliya: – Sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed...

2026 World Internet Conference Wuzhen Summit to Focus on AI Openness and Global Cooperation

The World Internet Conference International Organization held a press...