Wararka

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Warar goor dhow ina soo gaaray ayaa sheegaya in qarax ka dhashey gaari laga soo buuxiyay walxaha qarx islamarkaana sbaababay qasaare dhimasho iyo dhaawac...

Wasiirka Warfaafinta Xukumada Soomaaliya Mudane C/Raxmaan Cumar Cismaan Yariisow oo la kulmay Safiirka Midowga Africa Somaliya Francisco Madeira

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Hanuuninta Dadweynaha Xukumada Soomaaliya Mudane C/Raxmaan Cumar Cismaan Yariisow iyo Safiirka Midowga Afriga Somaliya Francisco Madeira Ayaa Waxaa Ay ka Wada Hadleen...

Ciidamada qalabka sida oo AMISOM kala wareegidoona Amniga guud ee dalka

Kulankan oo mudo shan Cisha ah Ka soconayey Magaalada muqdisho  una dhaxeeyey  Dowladda Soomaaliya iyo AMISOM ayaa Looga hadlayey sidii  Ciidamada AMISOM ay u...

Wasiirka Amniga Puntland oo shacabka ka dalbaday in ay la shaqeeyaan Hay’addaha Amniga

Mudane Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo ah sii hayaha Wasiirka Amniga  Puntland oo warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa sheegay in lagama maarmaan tahay...

Maamulka Jubboland oo sheegtay in ay Bilowday howl-gal maleeshiyaadka Al shabaab looga Saarayo Gobolada Jubbooyinka”

Maamulka Jubbland ayaa sheegay inay bilaabeen howl-gal ka dhan ah oo maleeyshiyaadka Nabad diidka ah ee Al shabaab looga saarayo Gobolada Jubboyinka deegaanada ay...

Ugu Akhris Badan