Wararka

Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland oo Garoowe Ku Daah-furay Shirweynaha Dib u Eegista Mashruuca Horumarinta Degmooyinka Puntland.

Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Goboleedka Puntland Eng. Cabdixakiim Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey ayaa maanta 10 July, 2017 waxa uu caasimadda Maamul Goboleedka Garoowe ku daah-furay shirweynaha...

Wasiir Xoosh iyo wafdigiisa ku sugan Baydhabo oo la kulmay Gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed

Wafdi heer sare ah oo ka socda Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu hogaaminayo Wasiir Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ku sugan...

Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya oo Kismaayo ka dhacaya

R/wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa shaaciyay in shirka ugu horeeya ee golaha Wasiirrada lagu qaban doono magaalada Kismaayo ee xarunta...

Wasiir Bayle oo Magaalada Baydhabo ku dhagax dhigay dhismaha wado laami ah.

Wasiirka Maaliyadda XFS mudane Cabdiraxman Ducaale Bayle iyo wafti uu hogaaminayo oo safar shaqo ku joogo magaalada Baydhabo ee Maamulka Koonfur Galbeed, isagoo halkaas...

Gudoomiyaha Degmadda Maxaas oo ka warbixiyey dad dhawaan lagu dilay degmada Maxaas.

Gudoomiyaha   Degmada  Maxaas ee  Gobolka  Hiiraan Muumin  Maxamed  Xalane  ayaa  sheegay In  Dad dhawaan  lagu  Dilay  Deegaan  Hoos yimaada  Maxaas  ay  ka   Dambeeyeen  Malayshiyaadka  Al-shabaab. Dadka  la ...

Ugu Akhris Badan