Wararka

Wasiir Xoosh iyo wafdigiisa oo la kulmay Madaxweyne Shariif Xasan

Wafdiga uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxamaan Xoosh Jibriil ee ku sugan magaalada Baydhabo ayaa maanta la kulmay...

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir Ku xigeenka Petrol ka iyo Macdanta oo Istanbul uga qeybgalay Shir Caalami ah

Wafdiga Soomaaliya waxaa hoggaaminayay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Batroolka & Macdanta Mudane Maxamud Cabdulqaadir Warsame, waxaana qeyb ka ahaa Qubaro dhinaca soosaarista Batroolka ah. Wafdiga Wasaaradda...

Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka “Waxaan Diyaar u nahay in aan Soomaaliya kala shaqayno cirib-tirka argagaxisada”

Muqdisho, 11ka Luuliyo, 2017: Xogahaya Arrimaha Dibadda ee Maraykanka Rex Tillerson ayaa sheegay in Dowladda Maraykanka ay ka go’antahay in Soomaaliya ay ka taageerto qorshayaasha...

Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka oo gaaray dalka Qatar

Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Rex Tillerson ayaa gaaray magaalada Doxa ee dalka Qatar, isagoo isku dayaya inuu dhex dhexaadiyo xiisada diblomaasiyadeed ee u dhaxeeyay Qatar...

Shirkii golaha amniga qaranka oo la soo gaba gabeeyay

Muqdisho, 10 Luulyo 2017 :- War-murtiyeedka Golaha Amniga Qaranka 1.Golaha Amniga Qaranka ayaa kulan kuyeeshay magaalada Muqdisho intii u dhaxeysay 5ta ilaa 10ka bisha Luulyo, 2017. 2.Kulanka...

Ugu Akhris Badan