Wararka

Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyey Marwo Asli Xasan.

Marwo Asli Xasan Cabaade oo ah gabadhii ugu horeysay  ee noqotay Pilot kana tirsanaan jirtay ciidamada difaaca circa Soomaaliya oo dhawaantan soo gaartay magaalada...

Dowladda Soomaaliya oo soo saartay Warsaxafadeed ay uga hadlayso Maxaabiista Muqdisho la keenay

Dadaal ballaaran oo ay sameysay Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ka dib, ayaa xalay waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho ka soo degey 114 muwaaddin oo Soomaali...

Wadooyinka galo Magaalada Xudur oo laga sifeeyey Kooxda Al-shabaab

Howgal ay sameeyeen ciidamadda Xooga Dalka Soomaaliya iyo ciidamadda gaarka ah ee maamulka koofur Galbeed ayey ku guuleysteen in ay kooxda nabad diidka ah...

Madaxweynaha Turkiga oo la filayo in uu safar xal raadin ah ku bixiyo Wadamada Khaliijka

Madaxweynaha Dalka Turkiga Mudane  Recep Tayyip Erdogan ayaa lagu wadaa in uu wadamada Khaliijka ku bixiyo Safar labo Maalmood ah  Si u xal ugu...

Awaamiir cusub oo ka soo baxday dowladda Soomaaliya

Wasiirka amniga gudaha xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Abuukar Ducaale Islow oo ka hadlay shir saxaafadeed si wadajir ah ugu qabtay isaga iyo taliyeyaasha nabad...

Ugu Akhris Badan