Wararka

Jaamacadaha iyo Dalladaha Waxbarashada oo ka tala dhiibtay Geedi-socodka dib-u-eegista Dastuurka

Muqdisho(SONNA):--Kulan wadatsahi ah oo ujeeddadiisu ahayd sidii Jaamacadaha iyo Dalladaha Waxbarashada ee ka jira magaalada Muqdisho ay ugu qaybqaadan lahaayeen Geedi-socodka dib-u-eegista Dastuurka ayay...

Kulan looga hadlayey dhaqan gelinta heshiis u dhaxeeya Puntland iyo Galmudug oo lagu qabtay Gaalkacyo

kulankaan oo ahaa mid looga hadlayay wadiiqadii loo mari lahaa dhaqan galinta qodabadii dhanka Nabada oo ay shalay ku kala saxixdeen magaalada Gaalkacyo waxgaradka iyo...

Shirka 15-aad ee Culimada Soomaaliyeed oo ka furmay Johannesburg”Sawirro”

Johannesburg(SONNA):--Shirka 15 aad ee golaha Culimada Soomaaliyeed ee dalka South Africa ee magacoodu yahay Al-bayaan oo inta badan gacanta ku haya goobaha waxbarashada iyo...

Madaxweyne farmaajo “Waxaa lagu xantaa Ciidanka Xoogga Dalka, markaan la sheekaystay cidkasta, in aad tihiin Geesiyaal Sooma-jeestayaal ah”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kormeer ku tagay Dugsiga tababarka ciidamada ee Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho. Cutubyo ka tirsan ciidanka...

Madaxweynaha JFS oo booqday Dugsiga tababarada ee Janaraal Goordan

Muqdisho(SONNA):--Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta oo Sabti ah booqday Dugsiga Tabarada Ciidamadda Janaraal Goordan ee Magaalada Muqdisho. Mudane Maxamed C/llaahi...

Ugu Akhris Badan