Wararka

Wasiir Yariisoow oo heshiis la gaaray dhiggiisa Uganda

Wasiirrada Warfaafinta Soomaaliya iyo Uganda ayaa magaalada Kampala ku kala saxiixdey heshiis iskaashi oo dhinaca Warfaafinta ah. Wasiirka Warfaafinta & Hannuuninta Dadweynaha Xukuumadda Soomaaliya, Eng...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kormeerey Wasaarada Arrimaha Dibeda Soomaaliya.

Muqdisho, 05 June 2017...Ra’iisul Wasaaraha XFD Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer ku tagey Wasaaradda Arrimaha Dibeda iyo Xariirka Caalamka waxuuna kulan...

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka oo la kulmay Madax ka socotay UNDP.

Muqdisho, 05 June 2017....Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guleed ayaa kulan la yeeshay Madax ka tirsan Barnaamijka...

Afar dawladood oo xiriirka u jaray Qatar

Shan dawlad carbeed ayaa xiriirka u jaray dawladda Qatar kaddib markii ay ku eedeeyeen in ay taageerto argagixisada gobolka. Dawladda Sacuudiga oo ah dawladda ugu...

Madaxweyne Farmaajo oo Shaaciyey waxa ugu muhiimsan ee ay DF Xooga saari doonto seddexda bil ee soo socoto.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo oo ka hadlayey banaan bax balaaran oo shalay lagu qabtay garoonka Kubadda cagta Banaadir...

Ugu Akhris Badan