Wararka


Deprecated: Automatic conversion of false to array is deprecated in /home/sntv/public_html/wp-content/plugins/td-cloud-library/includes/tdb_module.php on line 350

Guddoomiye Jawaari oo booqday xarunta Al Azhar Al Shariif “SAWIRRO”

Qaahira(SONNA)-Wafdi uu Hogaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo dhowrkii maalin ee ugu dambeysay ku sugnaa magaalada Qaahira ee xarunta...

Deprecated: Automatic conversion of false to array is deprecated in /home/sntv/public_html/wp-content/plugins/td-cloud-library/includes/tdb_module.php on line 350

Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Muqdisho(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan la qaatay wakiilka Xoghaya guud ee Qaramada Midoobay u jooga...

Deprecated: Automatic conversion of false to array is deprecated in /home/sntv/public_html/wp-content/plugins/td-cloud-library/includes/tdb_module.php on line 350

Ciidamada Xoogga Dalka oo la wareegay deegaan hoostaga Buurdhuubo

Buurdhuubo(SONNA)-Ciidamada Guutada 9aad ee xoogga dalka ee Gobalka Gedo ayaa gebi ahaanba la waregay gacan ku haynta Degaanka Qundhuud oo ka mid ah deeganada ...

Deprecated: Automatic conversion of false to array is deprecated in /home/sntv/public_html/wp-content/plugins/td-cloud-library/includes/tdb_module.php on line 350

50 ruux oo lagu toogtay dalka Mareykanka

50 ruux ayaa  ku dhimatay , 200 kalena waa ay ku dhaawacmeen, kaddib markii nin hubeysan uu rasaas ooda uga qaaday Hoteel ay ku...

Deprecated: Automatic conversion of false to array is deprecated in /home/sntv/public_html/wp-content/plugins/td-cloud-library/includes/tdb_module.php on line 350

Shir looga hadlaayo arrimaha Soomaaliya oo ka furmay Filand

Magaalada Helsinki ee Caasimadda Dalka Finland ayaa ka daah-furay Shir heer Qaran ah oo looga hadlayay arrimaha Soomaaliya. Shirkaasi ayaa waxaa looga hadlayay arrimo ay...

Ugu Akhris Badan