Wararka

Ra’iisul Wasaare Khayre oo la kulmay Maxaabiistii laga soo daayey Xabsiyada dalka Itoobiya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ay weheliyaan qaar ka mid ah Golahiisa Wasiirada, Xildhibaanno iyo Safiirka Soomaaliya...

Madaxweyne Farmaajo “Waxaan ku ballanay inaan dib u dhisanno Jaamacadda Umadda”

Muqdisho, 23ka Luuliyo, 2017- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta furay Shirka Guddiga Sare ee Jaamacadda Umadda oo ka dhacay Xarunta...

Madaxweynaha JFS oo ka hadlay Ahmiyadda Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta shir guddoomiyay kulan ka dhacay xarunta dhexe ee Jaamacadda Umadda kaasi oo ay isugu yimaadeen...

Culimada Soomaaliyeed oo cambaareeyey dhibaatada Israel ay ku hayso Falastiin

Kulankan  oo ay isugu yimaadeen  Culimada Soomaaliyeed  ayaa lagu qabtay magaalada  Muqdisho,waxaana lagu Cambaareeyay  dhibaatooyinka   iyo gabood falada kale oo Israel ay ku...

Wefdi Seychelles ka socday oo soo gaaray dalka

Wefigan ka socda jaziiradda Seychelles  ee maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa waxaa hogaaminaya wasiiru dowlaha arimaha dibadda, waxayan la kulmeen mas’uuliyiin ka tirsan...

Ugu Akhris Badan