Wararka

Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo booqday deegaanka Goobweyn

Wefdi uu hogaaminayay Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Jubbaland, Suldaan C/qaadir Xaaji Maxamed (Lugadheere) ayaa kormeer ku tagay deegaanka Goobweyn oo hoostaga magaalada Kismaayo ee...

Guddoomiye Jawaari iyo Safiirka Turkiga ee Soomaaliya oo ka wada hadlay iskaashiga baarlamaanada labada Dal

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh  Cusmaan (Jawaari) iyo  Danjiraha Turkiga u fadhiya Soomaaliya Olgan Baker oo xalay ku kulmay magaalada...

Maamulka G/ Banaadir oo daahfuray Wajiga 1aad ee Barnaamijka shaqo abuurka Dhalinyaradda

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta Aqalka Dowladda hoose ee Magaalada Muqdisho ka  furay Wajiga 1aad ee Barnaamika Shaqo abuurka Dhalinyarada Gobolka Banaadir, kaasi uu...

Todobo xubnood oo loo magacaabay maamulka doorashada Kenya iyo muran weli taagan

Muqdisho(SONNA) Wararkii ugu dambeeyey ee laga helayo dalka Kenya ayaa sheegaya in guddiga madaxa bannaan ee doorashada iyo xudduudaha Kenya (IEBC) uu toddoba xubnood u...

Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland iyo saraakiil amni oo booqday deegaanka Goobweyn+Sawirro

Muqdisho(SONNA)Wefdi uu hogaaminayay Madaxweyne ku xigeenka Dowlada Goboleedka Jubbaland, Suldaan C/qaadir Xaaji Maxamed (Lugadheere) ayaa kormeer ku tagay deegaanka Goobweyn oo hoostaga magaalada Kismaayo...

Ugu Akhris Badan