Wararka

Xafladda Xiritaanka Tartan Cilmiyeedka Bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka,

Munaasabadda xiritaanka tartan cilmiyeedka  bisha Ramadaan ee warbaahinta Qaranka waxaa ka qeybgalay ra’iisul Wasaare ku xigeenka X.F.S Mahdi Max’ed Guuleed, Wasiirka Warfaafinta En. C/raxmaan...

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dalka oo sheegay in lagu guuleystay ladagaalanka Musuqa

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Max’ed Guuleed Qadar oo ka hadlayay munaasabad lagu soo xirayay tartan Cilmiyeedka Bisha Ramadaan ee...

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la leh Saraakiisha Laamaha Amniga Dalka

Madaxweynaha JFS Mudane Maxmed Cabdullahi Farmaajo ayaa hadda  kulan la leh saraakiisha hay’adaha Ammaanka, kaasi oo ku saabsan Amniga guud ee Dalka. Kulanka oo ka...

Ra’iisal wasaare Khayre: Shacabka Soomaaliyeed meel ha uga soo wada jeestaan fililada argagixisada

Ra’iisul Wasaaraha dalka Mudane Xasan Cali Khayre ayaa uga tacsiyadeeyey Qoysaska, Qaraabada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed qaraxii kooxada nabad diidka ay ka geysteen wadada...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in garoonka Muqdisho uu sirasmi ah u shaqeynayo Habeenkii

Wasiirka  Gaadiidka Cirka iyo Dhulka  Xukuumadda Soomaaliya oo ay weheliyaan wasiir kuxigeenka Wasaaradda iyo Maareeyaha  Hawada Soomaaliya iyo Maareeyaha Guud  ee maamulka iyo nabad...

Ugu Akhris Badan