Wararka

Khadro Carab: Ninkayga kuma hayo raq iyo ruuxba, qaraxii…..

Khadra Carab Cabdi, 27 sano jir haybineysa seygeeda oo uga war dambeysay labadii duhurnimo maalintii Sabtiga ee uu dhacay qaraxii ka dhacay isgoyska Zope...

Madaxda qaranka oo ka qeybgalaya banaan bax ka socoda Garoonka Koonis

Dibad bax ballaaran oo ka dhanka ah falalka guracan ee maleeshiyada Alshabaab ayaa haatan waxaa uu si toos ah uga soconaya garoonka kubadda Cagta...

R/wasaare ku xiggeenka XFS oo furay Mashruuc Gurmad ah oo Hay’adda Gargaarka  Qatar ay maalgalineyso “Sawirro”

Muqdisho (SONNA) Ra'iisul wasaare ku xiggeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed oo ay wehliyaan Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka,...

Guddoomiyaha maxkamada sare ee Dalka oo lacag ugu deeqay dadkii ku waxyeeloobay qaraxii muqdisho

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Dalka, Mudane Ibraahim Iidle Suleymaan oo ay la wehliyeen Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka, Saalax Sheekh Ibraahim Dhiblaawe, iyo Qaar kamid ah...

Dibadbaxyo waaweeyn oo maanta ka dhacay Dhuusamareeb iyo Guriceel

Dibadbaxyadii ugu ballaarnaa oo looga soo horjeedo falalka guracan ee maleeshiyaadka Shabaab iyo xasuuqii ka dhacay isgoyska Soobe ayaa maanta lagu qabtay magaalooyinka Dhuusamareen...

Ugu Akhris Badan