Wararka

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray New York

Muqdisho September 19, 2017---Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada New York ee dalka Mareykanka,...

Qeyb kamid ah qalabka maamulka Hawada Soomaaliya oo maanta xariga laga jaray

Muqdisho(SONNA) Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta  xarigga ka jaray isticmaalka qeyb kamid ah qalabkii loogu talagalay maamulka Hawada gaar...

Xubno ka tirsan Guddiga difaaca Golaha shacabaka iyo Guddoomiyaha Maxkamada Ciidamada oo Socdaal ku maraya Gobolka Bakool

Xildhibaane Maxamed  Xuseen  Afaraale oo ka mid ah gudiga difaaca ee Golaha shacabka  gudoomiyaha maxkamada sare ee cidamada qalabka sida Generaal Liibaan Cali yerow...

Daawo Muuqaal : Qeyb kamid ah qalabka maamulka Hawada Soomaaliya oo maanta xariga laga jaray

Qeybtii ugu horeysay ee qalabka loogu talagalay Maamulka Hawada Soomaaliya si gaar ahna u quseeya saadaasha hawada oo maanta la Rakibay ayaa waxaa  Xariga...

Mashruuc biyo dhaamin ah oo laga daahfuray Baydhabo

Muqdish0(SONNA) Kulanka Daahfurka Mashruuca Biyo dhaaminta ah,  ayaa waxaa ka soo qeyb galey Wasiir ku xiggeenka Wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka Biyaha Dowladda Federaalka ah...

Ugu Akhris Badan