Wararka

Angela Merkel “Turkiga Meelna ugama banaana Midowga Yurub”

Ra’iisalwasaaraha Jarmalka Angela Merkel oo ka qaybgashay dood Telifishinka oo dhex martay iyada iyo ninka loollanka adag kala dhexeeyo doorashooyinka soo socda ee xisbiga...

Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Soomaaliyeed oo Kulan la qaatay Jaaliyadda Minneapolis

Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Soomaaliyeed Mudane Axmed Cali Daahir iyo Xog-hayaha guud ee Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya,...

Tababbar loo furey ergada soo xuleysa golaha deegaanka Xudur

Doorashada golaha deegaanka degmada Xudur ee xarunta gobolka Bakool ayaa muddooyinkan halkaas ka socotay, shalay magaalada Xudur waxaa ka furmey tababbar loo furey 150...

Maxaabiista kujirta Cabsiga Gaalkayo ee dembiyada fudud cafis ayaa loo fidinayaa

Ku dhawaad  40 maxaabiis oo u xiran faldembiyeedyo kaladuwan ayaa ku xiran Xabsiga Dhexe ee magaalaad Gaalkacyo ee Dowlada Goboleedka Galmudug, kuwaasi oo xaaladooda...

Dowladda Masar oo si kulul u cambaareysay weererkii Maleeshiyada Shabaab ay ku qaadeen Deegaanak Buulo-Guduud

Dowladda dalka Masar ayaa si kulul u cambaareysay talaabadii maleeshiyada Shabaab ay ku weerareen Xero ciidamada Dowladda Soomaaliya ay ku leeyihiin Deegaanka Buulo-Guduud ee...

Ugu Akhris Badan